Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee lagu qaaday Saldhigga ciidamada dowladda Ee Awdheegle.

Sunday August 18, 2019 - 14:03:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala yeeshay Raggii Fuliyay Weeraradii Naf hurnimo ee lagu qaaday Saldhigga ciidamada dowladda Ee Awdheegle.

    Idaacadda Andalus ayaa baahisay warbixin wareysi wadata oo ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Awdheegle gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ayaa baahisay warbixin wareysi wadata oo ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada Awdheegle gobolka Sh/Hoose.


Weerarkaas oo ahaa mid naf hurnimo waxaa fuliyay laba dagaal yahan oo kasoo kala jeeda beelaha Dir iyo Raxanweyn oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed.

Ragga weerarka fuliyay oo katirsanaa ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa kala ahaa Maxamed Deeq Ibraahim Aadan oo kasoo jeeda beesha Dir gaar ahaan jufada gaadsan wuxuu ku dhashay deegaanka quracle ee gobolka Bakool.

Max'med Deeq ayaa isagoo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay wuxuu weeraray maleeshiyaad uu Mareykanku ku tababaray garoonka Balidoogle xilli ay dhoobnaayeen afaafka hore saldhig kuyaal degmada Awdheegle.

 

Manuur Ibraahim Xasan Gaaboow oo kasoo jeedo beesha Raxanweyn gaar ahaan Jilible ayaa ahaa dagaalyahankii labaad ee fuliyay weerarkii naf hurnimo ee saldhigga Awdheegle, weerarkan ayaa geystay khasaaraha ugu badan ee gaaray ciidamada Mareykanku tababaray ee Bangaraafta loo yaqaan.

Raggaan ka hor intii aysan weerarka fulin ayay reebeen farriimow dhowr ah oo ku socda shacabka Soomaaliyeed iyo isbaheysiga duullaanka shareeca ladirirka ah kusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Halkan ka degso Wareysiga MP3 ama hoos ka dhageso



Related Items