Dowladda Itoobiya oo 50,000 oo qof u diraysa Wadanka Imaaradka Carabta.

Wednesday July 10, 2019 - 10:17:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Itoobiya oo 50,000 oo qof u diraysa Wadanka Imaaradka Carabta.

    R/wasaaraha dowladda Xabashida Abiy Ahmed ayaa maalintii isniintii ku dhawaaqay in kumanaan kun oo qof ay dowladdiisu udirayso mid kamida dowladaha ugu hantida badan mandiqadda Khaliijka Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/wasaaraha dowladda Xabashida Abiy Ahmed ayaa maalintii isniintii ku dhawaaqay in kumanaan kun oo qof ay dowladdiisu udirayso mid kamida dowladaha ugu hantida badan mandiqadda Khaliijka Carabta.



Heshiis ay kala saxiixdeen xukuumadaha Abu Dubai iyo Addis Ababa ayaa dhigaya in Itoobiya konton kun oo qof Itoobiyaan ah ay udirto wadanka Imaaraatka Carabta si ay halkaas shaqaale uga noqdaan.

Wuxuu sheegay in ay 50,000 shaqaalo ah u dirayaan sanadka 2019 - 2020 wadanka Imaradka Carabta.

Laba dowladood ayaa isla gartay in sadexda sanno ee sosocota shaqaalaha Itoobiyaanka ah ee loo dirayo dalka Imaaraatka Carabta lagaarsiiyo illaa 200,000 kun oo qof.



 

Sanadkii hore Imaaraadku wuxuu ballan qaaday in uu 3 Billyan oo dollar ku maalgalinayo Itoobiya, dowladaha dabadhilifyada ah ee Jaziiradda Carabta ayaa dad gaalo ah u daad gureynaya dhulkan oo Nabiga SCW uu ka dardaarmay in mushrikiinta laga saaro.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items