Daawo Video:Dowladaha Carbeed iyo Wiil uu sodog u yahay Trump oo qabtay shir lagu shirqoolayo Shacabka Falasdiin.

Thursday June 27, 2019 - 09:57:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video:Dowladaha Carbeed iyo Wiil uu sodog u yahay Trump oo qabtay shir lagu shirqoolayo Shacabka Falasdiin.

    Magaalada Manaama ee dalka baxreyn waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir lagu shirqoolayay shacabka Filasdiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Manaama ee dalka baxreyn waxaa lagusoo gaba gabeeyay shir lagu shirqoolayay shacabka Filasdiin.



Shirkan waxaa soo agaasimay wiilka uu sodogga u yahay Donald Trump Madaxweynaha Mareykanka wuxuuna ujeedku ahaa in Yahuudda lasiiyo dhulka Filasdiin iyadoo la adeegsanayo dhaqaale.

Inta badan wasiirrada maaliyadda dowladaha Khaliijka Carabta ayaa ku sugnaa madasha kuwaas oo markaati ka noqonayay qorshaha Mareykanku uu ku beecinayo dhulalka Filasdiin.

Halkan ka degso Warbixin Idaacadda Andalus ka diyaarisay shirkii Manaamaama hoos ka dhageyso




Related Items