Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Uu Marti Ku Ahaa Sheekh Nuur Macalin C/Raxmaan.

Friday June 28, 2019 - 09:57:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Uu Marti Ku Ahaa Sheekh Nuur Macalin C/Raxmaan.

    Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana uu caan ku yahay in lagu soo qaato mawaadiic muhim ah kana tarjumaya xaaladda la taagan yahay, iyadoo laga qeyb galiyo dad aqoon u l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana uu caan ku yahay in lagu soo qaato mawaadiic muhim ah kana tarjumaya xaaladda la taagan yahay, iyadoo laga qeyb galiyo dad aqoon u leh hadba qodobka markaa la falanqeynayo.


Haddaba Soomaaliya waxaa jooga ciidamo shisheeye oo isbahaysi ah, waxay sheegayaan iney nabadda u ilaalinayaan Soomaalida, waxa kaloo dowladihii keenay ay sheegayaan iney Soomaalida dowlad iyo kala dambeyn u dhisayaan. Maxaa ka dhab ah, maxaase ka dhallanteed ah? waxaa si qoto dheer oo sharci ah inoola falanqeeyay Sheekh Nuur Macallim C/raxmaan oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah


Related Items