Dagaalyahan Ka Soo Jeeda N.F.D Oo Farriimo Dhaxalgal Ah U Diray Culimada iyo Dadka Muslimiinta Ee ku Nool Kenya [DHAGEYSO].

Tuesday April 02, 2019 - 09:40:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaalyahan Ka Soo Jeeda N.F.D Oo Farriimo Dhaxalgal Ah U Diray Culimada iyo Dadka Muslimiinta Ee ku Nool Kenya [DHAGEYSO].

    Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, Cabdullaahi Dacwo ama Bilaal wuxuu ka mid ahaa dagaalyannadii fuliyay weerarkii lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood oo uu ku jiray wazi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdullaahi Maxamed Ibraahim, Cabdullaahi Dacwo ama Bilaal wuxuu ka mid ahaa dagaalyannadii fuliyay weerarkii lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay ugu yaraan 15 xubnood oo uu ku jiray waziir ku xigeenkii wazaarada shaqada iyo shaqaalaha.


Bilaal waa Muhaajir 29 sano jir ah kasoo jeeda dhulka Muslimiinta ee N.F.D ee ku hoos jira gumeysiga dowladda Kenya wuxuuna ka dhashay Beesha Ogaadeen gaar ahaan Jufada reer Cabdalla.

Dagaalyahankan ayaa wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Andalus ka hor inta uusan dhaqaaqin wuxuu ka tagay farriimo dhaxalgal ah oo ku wajahan dadka Muslimiinta Soomaalida ee ku nool Kenya.



Related Items