Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi laga duubay Mid kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

Sunday March 31, 2019 - 09:30:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Andalus Oo Baahisay Wareysi laga duubay Mid kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

    Jimcaale Yare waa mid ka mid ah dagaalyahannadii fuliyay weerarkii Inqimaasiga ahaa ee lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee DFS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimcaale Yare waa mid ka mid ah dagaalyahannadii fuliyay weerarkii Inqimaasiga ahaa ee lagu qaaday dhismaha wazaaradaha shaqada iyo mida howlaha guud ee DFS.


Waa dagaalyahan da'yar oo ka dhashay Beesha Ogaadeen gaar ahaan Jufada reer Geeddi Cali.

16-kii Bishan Rajab ayuu Camaliyad Istish-haadi ah ku weeraray albaabka hore ee dhismaha wazaaradaha dowladda Federaalka isagoo halkaas ku laayay ilaaladii cadowga, albaabkana u furay walaalihiisa ku diyaarsanaa goobta.


Related Items