Sedax katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha.

Wednesday March 13, 2019 - 06:50:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sedax katirsan Ciidamada AMISOM oo ku dhintay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo ciidamo katirsan AMISOM maanta barqadii lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax xooggan oo ciidamo katirsan AMISOM maanta barqadii lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho.



Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in qarax miino uu haleelay gaari Taaw ah waxaana halkaas ku dhintay sedax askari oo uu kamid ahaa taliyihii qeyb sahayda ee ciidamada AMISOM deegaanka Arbacoow.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in burbur xooggan uu gaaray gaariga qaraxu beegsaday waxayna dhimashada ciidamada AMISOM gaartay sedax askari.

Qaraxyada lala eegto ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda Federaalka ayaa joogta ka ah deegaannada dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho.


 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items