Sawirro: Mareykanka Oo duqeeyay Dugsi Qur'aan ku yaala deegaan katirsan Gobolka Sh/Hoose.

Wednesday February 27, 2019 - 08:21:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Mareykanka Oo duqeeyay Dugsi Qur'aan ku yaala deegaan katirsan Gobolka Sh/Hoose.

    Duqeyntii diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellah-hoose waxaa goobaha ku burburay ku jira madaraso lagu barto Qur'aanka kariimka, taas oo ay dhigtaan arday aad u farabadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duqeyntii diyaaradaha Maraykanka ka fuliyeen deegaanka Kuunya Barrow ee gobolka Shabeellah-hoose waxaa goobaha ku burburay ku jira madaraso lagu barto Qur'aanka kariimka, taas oo ay dhigtaan arday aad u farabadan.


Madarasada ay duqeyntu haleeshay waxaa lagu magacaabaa Imaamu Shaadhibi 2, waxaana burbur xoogan uu gaaray qeybo badan oo kamid ah madarasada.

Labo maalmood oo xiriir ah ayay madarasadu fasax ahayd, sababo ku aadan burburka xooga leh ee kasoo gaaray duqeymaha diyaaradaha Maraykanku ka fuliyeen Kuunya Barrow.

Hoos ka daawo Sawirrada Madarasada ay burburiyeen diyaaradaha Maraykanka.


















 



Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items