Sheekh Cali Dheere: Weerarkii Nairobi wuxuu Jawaab u ahaa Tallaabadii uu Trump Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda [Dhageyso]

Wednesday January 16, 2019 - 23:57:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Cali Dheere: Weerarkii Nairobi wuxuu Jawaab u ahaa Tallaabadii uu Trump Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda [Dhageyso]

    Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee shalay ka dhacay magaalada Nairobi.

Wuxuu sheegay in howlgalkan loogu magac daray Labeyka Yaa Qudus wuxuuna aargoosi u ahaa tallaabadii Donald Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.

Al Shabaab waxay sheegtay in weerarkii Riverside ay fulisay Katiibada Saalax Nabhaan oo kamid ahaa hoggaamiyaasha muhaajiriinta ah ee ku shahiiday halganka jihaadiga ah ee Soomaaliya ka socda.

Halkan ka degso kalimadda Sheekh Cali dheereama hoos ka dhageyso

 

ama toos ugu dhageyso Facebook

Related Items