Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Falanqeysay Weerarka Magaalada Nairobi.

Tuesday January 15, 2019 - 10:41:36 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Falanqeysay Weerarka Magaalada Nairobi.

    Weerarka cusub ee dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen dhisme kuyaal magaalada Nairobi ayaa saameyn ku reebaya dowladda Kenya iyo dhaqaalaheeda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerarka cusub ee dagaalyahanada Al Shabaab ku qaadeen dhisme kuyaal magaalada Nairobi ayaa saameyn ku reebaya dowladda Kenya iyo dhaqaalaheeda.



Falanqeyn ay wariyaasha idaacada Andalus ka sameeyeen weerar magaalada Nairobi ayay diiradda ku saarayaan saameynta Amni iyo midda dhaqaale ee uu weerarkan ku yeelan doono dowladda Kenya.

Andalus waxay sheegtay in weerarada duqeymaha xagga cirka ah ee dowladda Mareykanka ay ku heyso Al Shabaab uusan wax saameyn ah ku yeelan howlgallada 'Mujaahidiinta' islamarkaana hoggaanka Xarakada SHM ay awood uleeyihiin abaabulidda weeraro lagu beegsanayo dowladaha bariga Afrika ee ku lugta leh duullaanka dalka lagusoo qaaday.

Halkan ka degso Barnaamijka MP3.

Related Items