Socdaalka Kheyre Ee Magaalada Jowhar Oo Muujiyay Sida Maamulka Hirshabelle ugu xiranyahay Villa Somalia.

Monday October 15, 2018 - 09:00:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Socdaalka Kheyre Ee Magaalada Jowhar Oo Muujiyay Sida Maamulka Hirshabelle ugu xiranyahay Villa Somalia.

    Wafdi uu hoggaaminayo Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Xasan Cali Kheyre R/wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Socdaalka Kheyre ee Jowhar waxaa qeyb ka ahaa saraakiil ka socotay Q.Midoobe oo si dadban umaamula dalka Soomaaliya, Max'med Cabdi Waare iyo mas'uuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle ayaa Kheyre kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Jowhar.

Socdaalka Kheyre ee Shabeellaha dhexe ayaa farriin u ah isbaheysiga ay ku mideysanyihiin maamul goboleedyada mucaaradsan qaabka ay u shaqeyso dowladda ay madaxda ka yihiin Farmaajo iyo Kheyre.
 


Maamulka taakta daran ee HirShabelle ayaa bishii lasoo dhaafay ku dhawaaqay in uu dib usoo celiyay xiriirkii uu lalahaa dowladda Federaalka wuxuuna iska dhega tiray go'aankii maamul goboleedyadu kasoo saareen magaalada Kismaayo ee cilaaqaadka ujarayay dowladda Federaalka.

SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items