Sawirro+Codad: Waa Sidee Xaaladda Bulshada Shareecada islaamka lagu Maamulo ee Gobolka Baay Ku dhaqan?

Saturday January 20, 2018 - 07:08:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Waa Sidee Xaaladda Bulshada Shareecada islaamka lagu Maamulo ee Gobolka Baay Ku dhaqan?

    dadka ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada shareecada islaamka lagu maamulo waxay haystaan horumar la taaba karo oo dhinacyo kala duwan leh sida barashada diinta islaamka, ammaanka iyo ganacsiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dadka ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada shareecada islaamka lagu maamulo waxay haystaan horumar la taaba karo oo dhinacyo kala duwan leh sida barashada diinta islaamka, ammaanka iyo ganacsiga.



hadaba idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxay barnaamijyo ka diyaariysay deegaano ka tirsan gobalka baay .

qeybta koowaad ee barnaamijkaas waxaan ku eegeynaa deegaanka xawaal barbaar oo hoos taga degmada qansax dheere.

bulshada deegaanka waxay sheegayaan in xiligaan mid ka wanagsan aanuu horay u soo marin.

halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka oo cod ah iyo sawiro intaba.



 

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka oo dhameestiran.

Xigasho Radio Alfurqaan



Related Items