Gaari Ciidan Oo Lagu Qarxiyay Agagaarka Jaamacadda Gaheyr Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday January 21, 2018 - 07:08:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaari Ciidan Oo Lagu Qarxiyay Agagaarka Jaamacadda Gaheyr Ee Magaalada Muqdisho.

    Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah qarax khasaara dhaliyay ayaa saaka aroortii hore ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah qarax khasaara dhaliyay ayaa saaka aroortii hore ka dhacay wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo haleelay gaari Cabdi Bile ah waxa dhimasho iyo dhaawac ku noqday ciidamo katirsan dowladda Federaalka.

Miino dhulka lagu aasay ayuu qaraxu ka dhashay waxaana lagu aasay meel ku dhow Jaamacadda Gaheyr, illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin dowladda Federaalka oo ku aaddan qaraxa.

Xarakada Al Shabaab ayaa sare uqaadda dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha DF-ka ayaa bilihii lasoo dhaafay kusii kordhayay degmooyinka gobolka Banaadir.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items