Wararka ka imaanaya dhulalka Filasdiin ayaa sheegaya in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen weeraro ay ciidamada Yahuuddu ugeysanayaan shacabka dibad baxyada wada.

Saturday December 09, 2017 - 09:31:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararka ka imaanaya dhulalka Filasdiin ayaa sheegaya in boqolaal qof ay ku dhaawacmeen weeraro ay ciidamada Yahuuddu ugeysanayaan shacabka dibad baxyada wada.

    Dab xooggan oo khasaara maaliyadeed dhaliyay ayaa maanta ka kacay suuqa ganacsiga deegaanka Sanca ee dhaca halka ay iska galaan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab xooggan oo khasaara maaliyadeed dhaliyay ayaa maanta ka kacay suuqa ganacsiga deegaanka Sanca ee dhaca halka ay iska galaan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.


Wararka ka imaanaya Sanca ayaa sheegay in maanta gelinkii dambe uu halkaasi ka kacay Dab aad u xooggan oo sababay gubashada dhowr xarumo ganacsi ah.

Gaadiidka dab damiska shirkadda isgaarsiinta Hormuud oo suuqa ganacsiga Sanca gaaray ayaa ku guuleystay in uu dambiyo dabka, ganacsatada suuqa ayaa sheegay in khasaara maaliyadeed uu jiro balse tirakoob rasmi ah wali lama hayo.

Bilihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Muqdisho kusoo badanayay gubashada suuqyada ganacsiga waxaana horay ugubtay gooba ganacsi oo kuyaal Bakaaraha iyo Suuq Bacaad.

 


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items