Weerar 5 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deeganno Katirsan Gobollada Bay iyo Bakool.

Monday December 11, 2017 - 09:31:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar 5 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deeganno Katirsan Gobollada Bay iyo Bakool.

    Iska hor'imaadyo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska hor'imaadyo sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobollada Bay iyo Bakool ee dhaca Koonfur galbeed Soomaaliya.


Maanta gelinkii dambe ayay ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab waxay wadada ugaleen maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah oo ku socdaalayay wadada xiriirisa degmooyinka Ceelbarde iyo Xudur.

Wariye ku sugan gobollada Bay iyo Bakool ayaa soo sheegay in weerarka lagu dilay 4 Askari halka sedax kale lagu dhaawacay, ciidamada la weeraray ayaa ka amba baxay Xudur waxayna kusii jeedeen dhanka degmada Ceelbarde.



Dhinaca kale askari karirsan maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed ayaa lagu dilay wadada xiriirisa Baydhabo iyo Burhakaba, idaacadda Andalus ee afka xarakada ku hadasha ayaa sheegtay in ‘Mujaahidiintu horay usii qaateen qorigii uu askarigu watay’.

 

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items