Sawirro: Muslimiinta Caalamka Oo Maalintii 5-aad Dhigaya Dibax Baxyo Ay Ku Difaacayaan Magaalada Qudus.

Monday December 11, 2017 - 09:31:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Muslimiinta Caalamka Oo Maalintii 5-aad Dhigaya Dibax Baxyo Ay Ku Difaacayaan Magaalada Qudus.

    Malaayiin qof Muslimiin ah ayaa wali dhigaya iskusoo baxyo ballaaran oo ay ku taageerayaan qadiyadda masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Malaayiin qof Muslimiin ah ayaa wali dhigaya iskusoo baxyo ballaaran oo ay ku taageerayaan qadiyadda masjidka Barakeysan ee Al-aqsaa.

Maalintii 5-aad oo xiriir ah dibad baxyo xooggan ayaa ka socda inta badan wadamada caalamka islaamka, wadamada Indonesia, Marocco, Malesiya iyo Turkiga ayay ka socdaan dibad baxyadu.

Dhinaca kale dhammaan magaalooyinka Filasdiin waxaa wali ka socda isku dhacyo u dhaxeeya ciidamada Yahuudda iyo shacabka kacdoonka wada.

Mas'uuliyiin u hadashay Ururada Bulshada magaalada Qudus ayaa sheegay in boqolaal qof oo saxafiyiin kamid yihiin ay ku dhaawacmeen dibad baxyada ka socda magaalada, ciidamada Yahuudda ayaa adeegsanaya sunta dadka ka ilimeysiisa iyo rasaas nool nool laakin shacabka sooma jeestayaasha ah ayaan ka waabaneyn cabsi gelinta cadawga uga imaanaysa.

 

Mudaaharaadyadan iyo kacdoonnada ayaa bilaabay wixii ka dambeeyay arbacadii lasoo dhaafay xilligaas oo Donald Trump madaxweynaha Mareykanka uu magaalada Qudus u aqoonsaday caasimadda Yahuudda.

https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/
https://pbs.twimg.com/media/

Related Items