Dhageyso: Warbixin Xasaasi Ah Oo Diiradda Saaraysa Billaawga Jihaadka Soomaaliya iyo Marxaladihii Uu Soo Maray.

Friday September 22, 2017 - 08:44:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Warbixin Xasaasi Ah Oo Diiradda Saaraysa Billaawga Jihaadka Soomaaliya iyo Marxaladihii Uu Soo Maray.

    Idaacadda islaamiga Andalus ayaa diyaarisay warbixin xasaasi ah oo diiradda lagu saaray sooyaalka dagaalka Jihaadka ah ee ka socda bariga qaaradda Afrika gaar ahaan dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda islaamiga Andalus ayaa diyaarisay warbixin xasaasi ah oo diiradda lagu saaray sooyaalka dagaalka Jihaadka ah ee ka socda bariga qaaradda Afrika gaar ahaan dalka Soomaaliya.




Warbixinta oo ah mid si heer sare ah loo diyaariyay ayaa looga taariikheynayaa marxaladaha kala duwan ee halganka jihaadiga ah ee dalku ka socdo lagasoo bilaabo billaawgii sagaashameeyadii xilligii Mareykanku kusoo duulay Soomaaliya illaa iyo hadda duulaanka Itoobiya iyo AMISOM ku joogaan dalka.

Sidoo kale warbixinta waxaa lagusoo gudbinayaa culimadii iyo saraakiishii Bud dhigga u ahaa camalka jihaadka Soomaaliya iyo istiraatiijiyada melleteri ee loo dajiyay iska caabinta cadawga.

Halkan ka dhageyso Warbixinta MP3

Related Items