Dowladda Farmaajo oo Qirtay in Dalka Soomaaliya Uu Gummeysi Ku Jiro [(Dhageyso].

Monday September 18, 2017 - 10:24:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Farmaajo oo Qirtay in Dalka Soomaaliya Uu Gummeysi Ku Jiro [(Dhageyso].

    Xildhibaanno miizaan ku leh dowladda kana tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka kuwaas oo xilal kasoo qabtay xukuumadihii u dambeeyay ayaa dood lagu qabtay magaalada Muqdisho ku qiray in dalku gumeysi ku jiro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanno miizaan ku leh dowladda kana tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka kuwaas oo xilal kasoo qabtay xukuumadihii u dambeeyay ayaa dood lagu qabtay magaalada Muqdisho ku qiray in dalku gumeysi ku jiro.


Sidoo kale siyaasiyiin iyo dad weyne ka qeyb galay kulankan ayaa ka marqaati kacay in ummadu gunnimo ku jirto taas oo u baahan sidii looga samata bixi lahaa halista cadowga.

C/waaxid Cilmi Goon-jeex, Ra’iisulwasaare ku xigeenkii hore ayaa waxa uu isagu si gaar ah usoo bandhigay arrin xanuun leh oo laga yaabo in dadka qaar ay xanuuno ku rido, taasoo uu ku caddeeyay arrin ku qabsatay magaalada Kismaayo waana caddeyn kale oo muujineysa in wadanku uu gacanta ugu jiro Itoobiya.

 

Haddaba idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa war bixin ka diyaarisay doodan oo uu qabtay TV-ga Universal MP3


Related Items