[Dhageyso Warbixin]: Xasuuqii maraykanku Ka Geysteen Deegaanka Bariire Oo si Kulul looga hadlay.

Monday August 28, 2017 - 08:48:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Dhageyso Warbixin]: Xasuuqii maraykanku Ka Geysteen Deegaanka Bariire Oo si Kulul looga hadlay.

    iyadoo maraykanku tobaneeyo ruux oo shacab ah dhawaan ku xasuuqay deegaanka Bariire ee gobalka shabellaha hoose kuwaasi oo meydadkooda la geeyay magalada Muqdisho ayaa waxaa rarintaas si adag uga hadlay indheer garad iyo aqoon yahanka somaaliyeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

iyadoo maraykanku tobaneeyo ruux oo shacab ah dhawaan ku xasuuqay deegaanka Bariire ee gobalka shabellaha hoose kuwaasi oo meydadkooda la geeyay magalada Muqdisho ayaa waxaa rarintaas si adag uga hadlay indheer garad iyo aqoon yahanka somaaliyeed.


Waxaa la isku raacay in maraykanka iyo kaaliyaashiisuba cadaw ku yihiin dadka soomaaliyeed ee muslimiinta ah loona baahanyahay in hurdada laga kaco.

Barnaamijyo uu qabtay Radio Alfurqaan ayaa lagu falanqeeyay dhacdada foosha xun ee maraykanka iyo kuwa u adeegaya ku kaceen taas oo banaanka soo dhigtay naceybka gaamuray ee shisheeyaha iyo inta u daacadda ahu u qabaan dadka soomaaliyeed ee muslimiinta ah.


 
Maraykanka ayaa doonaya in uu gurto khayraadka ka buuxa soomaaliya dhanka kalana waxa uu damacsan yahay in dalka iyo dad loo qaybiyo dowladaha uu naas nuujiyo ee kenya iyo itoobiya kuwaasoo ingiriisku horay ugu daray dhul iyo dad soomaaliyeed.

Geesta kale maraykanku waxa uu xasuusan yahay dhiabatadii 1993-kii lagu gaarsiiyay soomaaliya xilligaas oo meydadka askartiisa muqdisho ay ku jiid jiideeyn haweenka iyo carruurta inkastoo sanadahaas asiguna uu dad badan xasuuqay.

sidaa aawgeed indheer garaadka iyo aqoon yahanada somaaliyeed waxay tilmaamayaan in tilaabooyinka uu qaadayo aarsi ku jiro.

Halkan ka dhageyso Warbixin 1-aad oo ku saabsan Xasuuqii Bariire
Halkan ka degso Warbixi 2-aad oo ku saabsan Xasuuqii Bariire MP3

Isha Codadka: Idaacadda Alfurqaan

Related Items