Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdubah Faraciisa Galguduud.

Thursday January 12, 2017 - 11:23:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Dufcadii Ugu Horeysay Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdubah Faraciisa Galguduud.

    Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta Machadka Qurdubah ee deegaan weynaha Bargaan ee gobalka Galgaduud waxa uu machadka ku sagootiyay dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabisay Machadkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xarunta Machadka Qurdubah ee deegaan weynaha Bargaan ee gobalka Galgaduud waxa uu machadka ku sagootiyay dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabisay Machadkaasi.


Munaasabada waxaa kalimo ka jeediyay maamulka Machadka Ardayda qalin jabisay waalidiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Islaamiga gobalka Galgaduud ee Shabaabul Mujaahidiin oo lagu marti qaaday machadka.

Halkan Ka Dhageyso Munaasabada.

Halkan Ka Doono Sawiro Dheeraad Ah.



Hoos Ka Daawo Sawirada Xaflada Qalin Jibinta Qurdubah.

IMG_8820 (Copy)IMG_8826 (Copy)IMG_8831 (Copy)IMG_8845 (Copy)IMG_8868 (Copy)IMG_8833 (Copy)IMG_8869 (Copy)IMG_8870 (Copy)IMG_8886 (Copy)IMG_8892 (Copy)IMG_8916 (Copy)IMG_8920 (Copy)IMG_8928 (Copy)IMG_8946 (Copy)IMG_8963 (Copy)IMG_9026 (Copy)IMG_9008 (Copy)IMG_9041 (Copy)IMG_9055 (Copy)IMG_9060 (Copy)


Related Items