Sawirro+Codad: Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Gobolka Shabeelaha Hoose.

Wednesday January 11, 2017 - 08:50:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Alshabaab oo Ciidan Ku soo Bandhigtay Gobolka Shabeelaha Hoose.

    Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir hore ciidamo xisba ah oo Jilib lagusoo Bandhigay
Munaasabad ka dhacday shabeelaha Hoose gaar ahaan Magaalada Kuunyo barow ayaa waxaa lagu soo bandhigay ciidan kamid ah kuwa loo yaqaanno xisbada.


Ciidamadaan ayaa ah kuwa la xoojiyay oo horay kaga howlgali jiray Gobalka.

Waaliga Gobalka shabeelaha hoose Sheekh Abuu Usaama oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay ciidamadaan inay wax ka qaban doonaan arimo ku saabsan anshax xumada ah sida dadka memoriyada ku qaata aflaanta xun.

waxay howshooda noqon doontaa farida wanaaga iyo reebida xumaanta.

Sheekh Jaamac cabdisalaam oo goobta ka hadlay ayaa la dardaarmay ciidamada.



Halkan Ka Dhageyso Kalimada Abuu Usaama.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Jaamac.









Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items