Daawo: Xarakada Al Shabaab Maka Qeyb galaysaa Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ee Soo socda? Su'aashaas Waxaa Ka Jawaabaya Sheekh Cali Dheere.

Friday January 06, 2017 - 09:15:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Xarakada Al Shabaab Maka Qeyb galaysaa Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Ee Soo socda? Su'aashaas Waxaa Ka Jawaabaya Sheekh Cali Dheere.

    Shabakadda Dalsoor ee wararka ku faafisa Baraha Internet-ka ayaa Wareysi dhinacya badan taabanaya oo ay la yeelatay Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab wuxuu uga hadlay arrimo xasaasi ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakadda Dalsoor ee wararka ku faafisa Baraha Internet-ka ayaa Wareysi dhinacya badan taabanaya oo ay la yeelatay Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab wuxuu uga hadlay arrimo xasaasi ah.

Wareysiga oo ah Mid Maqal iyo Muuqaal ah ayuu Sheekh Cali Dheere uga Jawaabayaa su’aalo dhowr ah oo ay kamid yihiin mowqifkooda ku aaddan doorashooyinka ay buun buuninayaan DF-ka iyo Beesha Caalamka.

In ay ka qeyb galayso doorashooyinka Mase Ku Fikiraysaa in Ay Musharax soo Magacaabato! Su’aalahaas Waxaa Ka Jawaabaya Sheekh Cali Dheere.

Hoos Ka Daawo Wareysiga Q.1aad waxaa Qaaday Wariye Hamza Mohammed ama Halkan Guji





Related Items