Deg Deg: Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyo Lagu Weeraray Hotel Ku Dhow Xerada Xalane.

Monday January 02, 2017 - 13:10:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Xarakada Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Qaraxyo Lagu Weeraray Hotel Ku Dhow Xerada Xalane.

    Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro maanta duhurkii ka dhacay Hotel ku dhow xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara xooggan ayaa ka dhashay weeraro maanta duhurkii ka dhacay Hotel ku dhow xerada Xalane ee magaalada Muqdisho.

Gaadiid lagasoo buuxiyay walxaha qarxa oo ay ka xaynayeen rag naf-tood hurayaal ah oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa gudaha ugalay Hotelka Peace oo kaabiya ku haaya xerada Xalane.

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Camaliyaad istish-haadi ah lala beegsaday Hotel ay ku sugnaayeen saraakiil shisheeye sida ay baahisay Idaacadda Andalus ee Afka xarakada ku hadasha.

Shabaabul Mujaahidiin waxay sheegtay in Hotelka weerarku ka dhacay uu ahaa god lagasoo maleego dhagaraha ka dhanka ah shacabka Soomaaliyeed.


Hotelka Peace oo kaabiga ku haaya xerada Xalane ayaa lagu qabtay shirkii Urur goboleedka IGAD ee bilo ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items