Daawo: Sheekh Aadan Sunne oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Jirta Xabsiyada Magaalada Hargeysa.

Wednesday December 28, 2016 - 10:58:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Sheekh Aadan Sunne oo Ka Hadlay Dhibaatada Ka Jirta Xabsiyada Magaalada Hargeysa.

    Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa Xabsiga kasii Daayay Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee xaqqa aan qarin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka isku magacaabay Somaliland ayaa Xabsiga kasii Daayay Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ee xaqqa aan qarin.

Sheekh Aadan ayaa markii xabsiga lagasii daayay wuxuu Muxaadaro qiima badan ka jeediyay Masjid weyn oo kuyaal magaalada Hargeysa wuxuuna ka sheekeeyay dhibaatooyinka maxaabiista ku heysta xabsigii uu ku xirnaa.

Wuxuu ku dheeraaday ka hadalka dhibaatada lagu haayo dadka Jilba xiran kuwaasi oo xuquuqdoodi dhan walba looga tuntay.
Hoos Ka Daawo Sheekha Aadan Sunne oo ka hadlaya arrimo muhiim ah.




Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items