Dhageyso: Dardaaranka Ninkii Fuliyay Dekadda Muqdisho oo Dowladda Federaalka Sheegtay in Ay Qabatay.

Tuesday December 27, 2016 - 09:38:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dardaaranka Ninkii Fuliyay Dekadda Muqdisho oo Dowladda Federaalka Sheegtay in Ay Qabatay.

    Dowladda Federaalka ayaa markale la kulantay fadeexad kadib markii ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin 16 maalmood ka hor dhanka rabbigii aaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka ayaa markale la kulantay fadeexad kadib markii ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay Nin 16 maalmood ka hor dhanka rabbigii aaday.


Hay’adda Sirdoonka DF-ka waxay warbaahinta ka sheegtay in ay gacanta ku dhigtay qofkii kaxaynayay gaarigii lagu weeraray saldhig boolis oo kuyaal meel ku dhow dekadda Muqdisho balse dardaaranka shakhsigii weerarkaasi fuliyay ayaa goor hore lagasii daayay idaacadda Andalus!.

Warbaahinta ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa Baahisay wareysi laga qaaday naftii hurihii istish-haadiga ahaa ee fuliyay weerarkii lagu burburiyay saldhig ciidan oo kuyaal kasoo horjeedka dekadda Caalamiga Muqdisho.



Idaacadda Andalus ayaa lagasii daayay wareysi laga duubay Khaalid Xuseen Muxamed oo ku magac dheeraa (Garaad) kaasi oo isagoo kaxaynayay gaari xamuul ah oo walxaha qarxa lagasoo buuxiyay gudaha ugalay saldhig Boolis oo kuyaal dekadda Muqdisho.

Garaad ayaa ku dhashay magalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal wuxuuna kamid ahaa dhalinyaradii kasoo haajiray dhanka deegaanada uu kajiro maamulka Puntland isku magacaabay.

khaalid ayaa wareysiga laga duubay ka hor intii uusan weerarka fulin wuxuu ku sheegay in aabihii uu ku shahiiday Soomaaliya isagoo shisheeyaha soo duulay la dagaallamaya.


Halkan ka dhageyso Wareysiga Khaalid Xuseen oo fuliyay Weerarkii Dekadda Muqdisho MP3

Related Items