Sawirro: Qaar Katirsana Odayaashii Soo Xulay Xubnaha Baarlamaanka DF-ka oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab.

Thursday December 22, 2016 - 10:10:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Qaar Katirsana Odayaashii Soo Xulay Xubnaha Baarlamaanka DF-ka oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab.

    Ku dhawaad 10 kamid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo galay dhanka maamulka Galmudug ayaa isku dhiibay xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 10 kamid ah odayaashii dhaqanka ee soo xulay baarlamaanka dowladda Federaalka kasoo galay dhanka maamulka Galmudug ayaa isku dhiibay xarakada Al Shabaab.

Munaasabad ka dhacday deegaanka Bariire ee duleedka degmada Afgooye ayaa lagusoo bandhigay illaa iyo 7 oday dhaqameed kuwaasi oo ku dhawaaqay in ay isaga baxeen la shaqeynta maamulka Galmudug iyo gabi ahaanba dowladda Federaalka ayna kamid yihiin shacabka Soomaaliyeed ee caadiga ah.

Odayaashan oo warbaahinta la hadlay waxay sheegeen in ay towbadkeeneen kana soo laabteen ficilkii ay kula shaqeynayeen maamul ku sheegyada wada shaqeynta laleh ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya kusoo duulay


Towxiidka ayaa loogu laqinay odayaasha goobtii lagu soo bandhigayay waxayna caddeeyeen in aysan mar dambe ku noqon doonin falalka noocaas oo kale ah.

Mas'uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab oo iyana goobta lagusoo bandhigayay Odayaasha ka hadlay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan cid walba oo kasoo baxda safka cadawga.

Hoos Ka Daawo Sawirada.


DSC09248DSC09252DSC09253DSC09259DSC09264DSC09267DSC09272DSC09275DSC09277DSC09278DSC09283DSC09284DSC09299



Related Items