Akhriso: Maamulka 'Puntland' oo soo Saaray Xeer Ogolaanaya in Dadka Soomaalida Diinta islaamka Ka Bixi Karaan.

Saturday December 17, 2016 - 18:28:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso: Maamulka 'Puntland' oo soo Saaray Xeer Ogolaanaya in Dadka Soomaalida Diinta islaamka Ka Bixi Karaan.

    Markii ugu horraysay maamulka Puntland ee kajira gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray xeer dhigaya in qofka muslimka ah uu ka bixi karo diinta islaamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markii ugu horraysay maamulka Puntland ee kajira gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray xeer dhigaya in qofka muslimka ah uu ka bixi karo diinta islaamka.

Wasaaradda Dastuurka Maamulka Garowe ayaa shaacisay xeer cusub oo dadka ku dhaqan deegaankada ‘Puntland’ u ogolaanaya in ay Kirishtaamoobi karaan ama ay qaadan karaan Hinduuska iyo Yahuudda.

"Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu helo xuriyadda Fikradda Wacyiga iyo diinta, waxaa xaqqan kamid ah in uu qofku bedelo karo diintiisa iyo wixii kale ee uu aaminsanyahay” ayaa lagu qoray xeerka 19-aad ee dastuurka maamulka Puntland.




http://f.top4top.net/p_351lo5ot1.jpg
Qoraalkan kasoo baxay maamulka Garowe ayaa banaanka soo dhigaya sida maamulkaasi usii xuubsiibanayo.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items