Dhageyso: Maxaad Ka Taqaan Faa'iidada Geedka Sanjabiilka?

Monday December 12, 2016 - 07:27:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Maxaad Ka Taqaan Faa'iidada Geedka Sanjabiilka?

    Dalka Soomaaliya wuxuu kamid yahay dalalka sida aadka ah looga isticmaalo Geedka Sanjabiilka oo kamid ah geed kuleylaha laysku daweeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanjabiilka waa geed kuleyle sida looska oo kale mirihiisa jiriidda ku sameysta
Dalka Soomaaliya wuxuu kamid yahay dalalka sida aadka ah looga isticmaalo Geedka Sanjabiilka oo kamid ah geed kuleylaha laysku daweeyo.

Sanadadii dambe ayay bulshadu kusoo baraarugtay ka faa’iidaysiga dhirta dabiiciga ah ee Alle ku manahaystay bani’aadamka waxaana sii yaraaday ku tiirsanaashiyaha bulshada ee daawooyinka Kiimikaysan oo Soomaaliya dibadda loogasoo dhoofiyo.

Sanjabiilka ayay dhaqaatiirtu ku sheegeen in uu hodon ku yahay sameynta awood dheeri ah oo uu siiyo bani’aadamka waxaana lagu daaweeyaan cudurro dhowr ah sida ay sheegeen dhaqaatiirt lagu wareystay Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee ka baxa Idaacadda Islaamiga Alfurqaan.


Halkan ka dhageyso Wareysi ku saabsan Faa'iidada Sanjabiilka MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items