Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraro Ka Dhacay Siinka-dheer iyo Gudaha Kenya.

Saturday December 10, 2016 - 11:18:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Sheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weeraro Ka Dhacay Siinka-dheer iyo Gudaha Kenya.

    Xarakada Al Shabaab ayaa faah Faahisay weeraro xooggan oo maalmihii lasoo dhaafay ay ciidamada Xarakada ka fuliyeen gobollada dalka Soomaaliya iyo gudaha dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Al Shabaab ayaa faah Faahisay weeraro xooggan oo maalmihii lasoo dhaafay ay ciidamada Xarakada ka fuliyeen gobollada dalka Soomaaliya iyo gudaha dalka Kenya.


Afhayeenka ciidamada Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada Xarakada ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah dalalka Somali iyo Kenya.

Sheekh Abuu Muscab ayaa ugu horeyntii faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerarkii Istish-haadiga ah ee saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay kontorool ay Maleeshiyaadka Dowladda Fedraalka ku leeyihiindeegaanka Siinka dheer ee dhaca wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye.



Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa'id ee Sh.Abuu Muscab MP3

Source: Radio Andalus

Related Items