SAWIRRO: Degmada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud oo Xoolaha Zakawaatka Laga Qeybiyay.

Thursday December 08, 2016 - 07:41:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Degmada Xiindheere Ee Gobolka Galguduud oo Xoolaha Zakawaatka Laga Qeybiyay.

    Inta Babadan gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda qeybinta Xoolaha Zakada ee sanadkaan laga aruuriyay dadka hantida haysta waxaana zakawaatka lagu celinayaa furqarada iyo Masaakiinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta Babadan gobollada Dhaca Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya waxaa si habsami leh uga socda qeybinta Xoolaha Zakada ee sanadkaan laga aruuriyay dadka hantida haysta waxaana zakawaatka lagu celinayaa furqarada iyo Masaakiinta.

Gobolka Galguduud ayaa kamid ah gobollada ay sida habsamida leh uga socdaan howllaha zaka qeybinta waana mashruuc ay ka faa'iidaysanayaan kumanaan qoys oo zakado ku kacday.

Maktabka diiwaanka Zakawaatka Wilaayada Islaamiga ah ee Galgaduud ayaa magaalada Xiindheere boqolaal qoys ugu qeybiyay xoolaha nool ee Zakada oo u badnaa Ari.

Zakada Xoolaha nool waxaa la siiyay dad isugu jira Fuqaro iyo Masaakiin oo ka kala yimid xaafadaha degmada iyo deegaanada hoostaga degmadaasi.












Related Items