Video+Sawirro: Sheekh Cali Dheere oo Kalimad Ujeediyay Ciidamada Mujaahidiinta Ee Ka Dagaallama Soomaaliya.

Tuesday December 06, 2016 - 20:30:08 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Video+Sawirro: Sheekh Cali Dheere oo Kalimad Ujeediyay Ciidamada Mujaahidiinta Ee Ka Dagaallama Soomaaliya.

    Mu'asasada Al Kata'ib Garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay isdaar maqal iyo Muuqaal ah oo uu kasoo muuqanayo mas'uul katirsan Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Al Kata'ib Garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa baahisay isdaar maqal iyo Muuqaal ah oo uu kasoo muuqanayo mas'uul katirsan Xarakada Al Shabaab.

Filimkan Maqalka iyo Muuqaalka ah oo qeyb ka ah silsiladda من الذاكرة"

waxaa lagusoo qaadanayaa Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada oo kalimad ujeedinaya Boqolaal katirsan ciidanka Mujaahidiinta.

Sheekh Cali dheere ayaa ciidamada uu la hadlayo kula dardaarmaya alla ka cabsi iyo in ay la sabartamaan cadawga Jinsiyadaha kala duwan leh ee duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya.


Mas’uulkan ayaa ciidamada uu la hadlayo ku guubaabinaya barashada cilmiga sharciga ah isagoo uga mahad celiyay sida ay naftooda ugu hurayaan difaaca diinka dadka iyo dalka.



http://c.top4top.net/p_34120u3g5.jpg
http://a.top4top.net/p_341q4wkh3.jpg
http://f.top4top.net/p_341ztzqz2.jpg
http://e.top4top.net/p_341up5rk1.jpg
http://b.top4top.net/p_341pshuh4.jpg
Source: Al-kata'ib Media

Related Items