Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Diyaarad Drone ah oo Kusoo Dhacday Sh/Hoose.

Sunday December 04, 2016 - 07:32:38 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Al Shabaab oo Soo Bandhigtay Diyaarad Drone ah oo Kusoo Dhacday Sh/Hoose.

    Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad aan duuliye laheyn oo la rumeysanyahay in ay leedahay dowladda Mareykanka taasi oo kusoo dhacday deegaan katirsan Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad aan duuliye laheyn oo la rumeysanyahay in ay leedahay dowladda Mareykanka taasi oo kusoo dhacday deegaan katirsan Sh/Hoose.

Diyaaraddan oo ah nooca duuliye la’aanta ee loo yaqaano "Drone” ayaa shalay lagu soo bandhigay deegaanka Mubaarak ee degmada Awdheegle, waxaana diyaaraddani ay qeyb ka noqoneysaa diyaarado dhowr ah oo horey ugu soo dhacay qeybo ka tirsan gobolka Sh/Hoose oo ay maamusho xarakada Al Shabaab.

DSC05762DSC05763DSC05767DSC05771DSC05772DSC05778


Related Items