Dhageyso: Horumar Dhan Walba Ah oo Kajira Deegaanka Mubaarak ee Gobolka Bay.

Monday November 28, 2016 - 18:49:36 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Horumar Dhan Walba Ah oo Kajira Deegaanka Mubaarak ee Gobolka Bay.

    Mubaarak Waa Deegaan Katirsan Gobolka Bay, Waxa uu Dhacaa Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mubaarak Waa Deegaan Katirsan Gobolka Bay, Waxa uu Dhacaa Duleedka Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay.



Deegaanka Waxa uu Caan ku Yahay Magaca Gurbaan.

Waxaa Kadul Babanaya Raayada Towxiidka, Dadka Kunoolna Waxey ubadanyihinn Reer Miyi,Waana Dad ay Kamuuqato Shacaa’irta Islaamka.

Bulshada ayaa heysata amni iyo kala dambeyn  Lagu Helay Shareecada Raxmaanka.


Marka La Eego Masaafada Deegaanka uu ujiro Magaalada Diinsoor Waa Wax yar Hadana Bulshada ayaa ah Mid aanay Kawal Walinshisheeyaha halkaasi haysta.

Suuqa Deegaanka Waa Todobaadle, Maalinta Jimcaha Bulshada ayaa Isaga timaadaMeelo Kala Duwan Si ay uganacsadaan.

Dadka ayaa Badeecada ay Wataan Soo Dhiga Hareeraha Wadooyinka.

Halkan ka dhageyso Warbixin ku saabsan deegaanka Mubaarak MP3

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items