Sawirro:Waa Sidee Xaaladda Magaalada Tiyeegloow Kadib Markii Laga Xureeyay Ciidanka Itoobiya.

Sunday November 27, 2016 - 20:33:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:Waa Sidee Xaaladda Magaalada Tiyeegloow Kadib Markii Laga Xureeyay Ciidanka Itoobiya.

    Waxaa kasoo raynaysa xaaladda magaalada Tayeegloow ee gobolka Bakool oo maalmo ka hor martigelisay dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa kasoo raynaysa xaaladda magaalada Tayeegloow ee gobolka Bakool oo maalmo ka hor martigelisay dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaad Amxaara kalkaal ah.

Boqolaal qoys ayaa bilaabay in ay guryahooda dib ugusoo laabtaan kadib markii magaalada laga difaacay weerarkii arbushaadda u muuqday ee maleeshiyaadka Shariif Sakiin kasoo qaadeen dhanka magaalada Xudur.

Ducaadda wilaayada Islaamiga Bay iyo Bakool ayaa Masaajidda Tayeegloow ka bilaabay duruus diini ah, shacabka magaalada ayaa si halhaleel ah u tiigsanaya macaahinta waxbarashada iyo masaajidda.

Maamulka islaamiga Tayeegloow ayaa isna dib u shaqa bilaabay wuxuuna ku mashquulsanyahay dib u dajinta dadkii horay uga barakacay magaalada.


Daba yaaqadii bishii October ayay aheyd markii ay ciidanka Itoobiya isaga carareen magaalada.

Sawirro lagu faafiyay Page-ka Idaacada Andalus ayaa muujinaya difaacyadii ay ka guureen ciidanka Itoobiya iyo dadka oo xalaqaadka cilmiga ah ku mashquulsan.















Related Items