Daawo: Fidel Castro Hoggaamiye Kaligii Taliye ah oo Ku Taxaddiyay 10 Madaxweyne oo Mareykanka soo Xukumay.

Sunday November 27, 2016 - 19:19:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Fidel Castro Hoggaamiye Kaligii Taliye ah oo Ku Taxaddiyay 10 Madaxweyne oo Mareykanka soo Xukumay.

    Kaligii taliyihii Reer Cuba ee halaagsamay ayaa ka tagay taariikh aan ka go'i doonin quluubta Dadka Kuubiyaanka iyo kuwa Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kaligii taliyihii Reer Cuba ee halaagsamay ayaa ka tagay taariikh aan ka go'i doonin quluubta Dadka Kuubiyaanka iyo kuwa Mareykanka.



Warbixin lagasii daayay Telefeshinka Al Jazeera ee Afka carabiga ku hadla ayaa looga taariikheeyay Fidel Castro iyo dagaalkii 50 sana jirsaday ee uu lasoo galay dowladda Mareykanka.

Mareykanka ayaa ku duullay Jaziiradda Cuba sanadihii 1906 iyo 1912, saxafiga Fowzi Bushraa ayaa warbixintiisa kusoo sardiyay gacantii birta aheyd ee Castro wadanka ku maamulay iyo dhibaatadii uu geystay.



Hoggaamiyihii shuuciga Cuba wuxuu taxaddi dhan walba ah lagalay 10 madaxweyne oo soo maamulay dalka Mareykanka wuxuuna ka dhiidhiyay in awoodda Mareykanka ay xukunka uyeeriso reer Cuba.


Kadib 90 sanadood oo uu noloshiisa badankeed ku qaatay dagaal iyo loolan Fidel Castro ayaa adduunka Faaruq isagoo gaal ah oo Alle ku caasiyay.



Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items