Sawirro+Codad: Bandhig Cilmiyeed Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

Tuesday November 22, 2016 - 16:46:09 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad: Bandhig Cilmiyeed Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

    Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay Bandhig cilmiyeed si heer sare ah loosoo agaasimay oo aqoontooda ay kusoo bandhigeen qeybaha kala duwan ee Bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka dhacay Bandhig cilmiyeed si heer sare ah loosoo agaasimay oo aqoontooda ay kusoo bandhigeen qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Bandhig cilmiyeedka waxaa daah furay Machadka ibnu cabaas Ee Culuumta Sharciga waxaana loo yeeray laba arday oo ka scda Machadka kuwaasi oo soo kala jeediyay khudbado ku baxay luqadaha Carabiga iyo Soomaaliga.

Khudbadaha oo umuuqday kuwa is fasiraya ayaa fariin udiriyay waalidka oo ku aadan tarbiyada caruurta.

Ganacsatada Degmada Saakow oo ukala Baxay Laba Majmuuco oo kala wata Magacyada Abuubakar Sadiiq iyo Cumar ibnu khadaab ayaa waxaa dhex maray tartan xiiso lahaa.



Halkan Ka Dhageyso Bandhiga Saakow.

Hoos Ka Daawo Sawirada Bandhig Cilmiyeedka Saakow.

photo_2016-11-22_08-39-04_1024x768photo_2016-11-22_08-39-11_1024x768photo_2016-11-22_08-39-16_1024x768photo_2016-11-22_08-39-22_1024x768photo_2016-11-22_08-39-30_1024x768photo_2016-11-22_08-23-33_1024x768photo_2016-11-22_08-39-41_1024x768photo_2016-11-22_08-39-50_1024x768photo_2016-11-22_08-39-57_1024x768photo_2016-11-22_08-40-15_1024x768photo_2016-11-22_08-40-34_1024x768photo_2016-11-22_08-40-54_1024x768photo_2016-11-22_08-41-03_1024x768photo_2016-11-22_08-41-14_1024x768photo_2016-11-22_08-41-22_1024x768photo_2016-11-22_08-41-31_1024x768photo_2016-11-22_08-41-38_1024x768photo_2016-11-22_08-41-48_1024x768photo_2016-11-22_08-41-54_1024x768photo_2016-11-22_08-44-20photo_2016-11-22_08-46-30photo_2016-11-22_08-46-37photo_2016-11-22_08-46-45photo_2016-11-22_08-51-04


Related Items