C/raxmaan Cabdi Shakuur "Waxaa Suuragal Ah in AMISOM Goobo kale Ka Baxdo" Dhageyso.

Wednesday November 09, 2016 - 08:07:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    C/raxmaan Cabdi Shakuur "Waxaa Suuragal Ah in AMISOM Goobo kale Ka Baxdo" Dhageyso.

    Cabdiraxmaan Cabdi shakuur waxa uu ahaa wasiirkii hore qorshaynta Dowladii Shariif Sheekh Axmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Cabdi shakuur waxa uu ahaa wasiirkii hore qorshaynta Dowladii Shariif Sheekh Axmed.



Waa Siyaasi kamid ahaa Raggii iibsaday Badda Soomaaliya isagoo heshiis la galay Dowladda Kenya xili uu matalayay Dowladii Shariif.

Cabdraxmaan Cabdishakuur xiligaan waa musharax utartamaya xilka madaxtinimada waxaana la sheegaa inuu kamid yahay ragga ayWaaan Dowlado ay kamid tahay Kenya.

Waraysi Laga Qaaday ayuu Dhinacyo badan kaga hadlay isagoo sida looga bartay ganafka ku dhuftay inuu iibsaday badda.



Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu dowlada xasan sheekh ku dhaliilay inay isku koobtay awoodii dowlada iyo dhaqaalaha.

Halkan ka dhageyso C/Raxmaan Cabdi Shakuur MP3

Xigasho: Idaacadda Alfurqaan

Related Items