Horumar dhanka Ganacsiga Ah oo Ka Jira Magaalada Saakoow Gobolka Jubbada dhexe Dhageyso.

Tuesday November 08, 2016 - 08:04:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horumar dhanka Ganacsiga Ah oo Ka Jira Magaalada Saakoow Gobolka Jubbada dhexe Dhageyso.

    Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka jira dhaq dhaqaaq ganacsi oo heer sare ah, ammaanka iyo kala dambeynta uu maamulka islaamiga ah kusoo dabaalay magaalada ayaa waxbadan u suurta geliyay bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Saakoow ee gobolka Jubbada dhexe waxaa ka jira dhaq dhaqaaq ganacsi oo heer sare ah, ammaanka iyo kala dambeynta uu maamulka islaamiga ah kusoo dabaalay magaalada ayaa waxbadan u suurta geliyay bulshada.

Saakoow waxaa kuyaal suuq xoolaha lagu iibiyo, wax kala iibsi iyo mashquul ayaa laga dareemayaa suuqa xiligan oo ay curteen roobabka dayrta.

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa booqatay suuqa xoolaha saakoow waxayna ka diyaarisay warbixintan Halka Guji si aad u dhageysato MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items