Sheekh Xasan Yacquub "Ciidamada itoobiya Degmada Ceelbuur Ayay Dhaxdooda Ku Dagaallamayaan" Dhageyso.

Sunday October 30, 2016 - 07:39:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Xasan Yacquub "Ciidamada itoobiya Degmada Ceelbuur Ayay Dhaxdooda Ku Dagaallamayaan" Dhageyso.

    Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa xaqiijisay warar maalmihii lasoo dhaafay soo if baxay oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ay ku dagaallameen degmada Ceelbuur.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga Galguduud ayaa xaqiijisay warar maalmihii lasoo dhaafay soo if baxay oo sheegayay in ciidamada Itoobiya ay ku dagaallameen degmada Ceelbuur.

Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ah Mas’uulka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ugu magacaaban gobolka Galguduud ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay askar badan iska dileen kadib dagaallo culus oo ku dhaxmaray gudaha Ceelbuur.

isagoo Boqolaal qof kula hadlayay Magaalada Galhareeri ayuu sheegay in dagaalka u dhaxeeya qowmiyadaha Itoobiya uu kusoo faafay gudaha Soomaaliya islamarkaana ay is dilayaan ciidamadii loogu talagalay in ay gumeystaan shacabka Soomaaliyeed.

Waaliga Galguduud ayaa carrabka ku adkeeyay in dagaallada u dhaxeeya ciidanka Itoobiya dhaxdooda uu soo dadajin karo in ay dalka isaga baxaan.


Halkan ka dhageyso Kalimadda Sheekh Xasan Yacquub MP3

Related Items