Dhageyso Wareysi: Amxaarada iyo Tigreega Yaa U Cadaawad Badan Soomaalida?

Wednesday October 26, 2016 - 06:44:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Wareysi: Amxaarada iyo Tigreega Yaa U Cadaawad Badan Soomaalida?

    Hardanka siyaasadeed ee ka socda gudaha wadanka Itoobiya ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay mandiqadda Bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hardanka siyaasadeed ee ka socda gudaha wadanka Itoobiya ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay mandiqadda Bariga qaaradda Afrika.

Itoobiya oo ah Imbiraadooriyad Masiixiyad ah oo reergalbeedku ay ku ilaashadaan Bariga Afrika burburkeeda wuxuu fursad wanaagsan u yahay malaayiin muslimiin ah oo hoggaamiyaashii Itoobiya ay madaxa uga istaageen.

Soomaalida marka ay maqlaan magaca "Amxaaro” ayay soo xusuustaan cadaawad iyo dagaal sababa la xiriira Amxaarada oo ah qowmiyad cadaawad soo jireen ah kala dhaxeyso muslimiinta Soomaalida.

100-kii sanadood ee lasoo dhaafay qowmiyadaha Amxaarada iyo Tigreega ayaa xukunka Itoobiya haayay halka Oromada Muslimiinta ubadan xukunka laga ilaalinayay.



Kacdoonka hadda socda waxaa ku lug leh Amxaarada oo dagaal kalasoo horjeedda Tigreega, siyaasiga Riyaale xaamud oo kasoo jeeda dhulka Soomaligalbeed ee gumeysiga kujira ayaa sheegay in Amxaaro iyo Tigree ay ka midaysanyihiin naceybka ay u qabaan jiritaanka Soomaalida.

Wuxuu sheegay in labadan qowmiyadood ay yihiin kuwa ay fogaatay isir naceyb dhanka Soomaalida ah.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Isha Maqalka: Radio Alfurqaan

Related Items