Dhageyso Warbixin: Muhiimad intee la Eg Ayay Degmada Halgan u laheed Ciidamada Itoobiya?

Monday October 24, 2016 - 06:16:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixin: Muhiimad intee la Eg Ayay Degmada Halgan u laheed Ciidamada Itoobiya?

    Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan waa magaalo istiraatiji ah oo kala qeybisa Beled Weyne iyo Buula Burde oo ah laba magaalo oo isku xira gobollada Koonfureed iyo waqooyi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Halgan ee gobolka Hiiraan waa magaalo istiraatiji ah oo kala qeybisa Beled Weyne iyo Buula Burde oo ah laba magaalo oo isku xira gobollada Koonfureed iyo waqooyi.

Halgan muhiimadda ay leedahay ayaa ciidanka shisheeye ku qasabtay in ay qabsadaan sanad ka hor, haddaba shalay ayay Halgan ka xuroowday gumeysiga Itoobiya.

Saxafiga Cabdullaahi Yaasiin Jaamac ayaa diyaariyay warbixin qiima badan oo ku saabsan istiraatiijiyadda Halgan iyo muhiimadda ay u laheyd ciidanka Itoobiya iyo kuwa Jabuuti.

Halkan ka dhageyso Warbixinta MP3

Related Items