Daawo Sawirro: Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Jubbaland oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab Ayaa Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib.

Thursday October 20, 2016 - 07:27:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Jubbaland oo isku Dhiibay Xarakada Al Shabaab Ayaa Lagusoo Bandhigay Magaalada Jilib.

    Ciidamo hor leh oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Jubbaland ayaa iyagoo hubkooda wata iskusoo dhiibay maamullada Islaamiga Jubbooyinka ee hoos taga Xarakada Al Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo hor leh oo katirsanaa maamulka isku magacaabay Jubbaland ayaa iyagoo hubkooda wata iskusoo dhiibay maamullada Islaamiga Jubbooyinka ee hoos taga Xarakada Al Shabaab.



Shalay magaalada Jilib waxaa lagu soo bandhigay lix nin oo hore uga tirsanaa Maleeshiyaadka Maamulka Ashahaado la dirirka Kismaayo ee horjoogaha uu ka yahay Axmed Madoobe.

Qaar ka mid ah raggan ayaa ahaa istaafka wasiirka Arimaha gudaha, halka qaar kalena ay ahaayeen istaafka gudoomiyaha magaalada Kismaayo, sidoo kale mid ka mid ahina wuxuu soo goostay kadib markii uu khaarajiyay oo uu dilay mid ka mid ah saraaakiisha Axmed Madoobe.




Raggan oo waraysi dheer ay la yeelataya idaacadda Andalus ayaa ka warbixiyay dulmiga meesha ka jira iyo sida aysan cidina uga badbaadayn xasuuqa lagu hayo dadka Kismaayo, dhammaantood waxay isku raaceen in ay ciidamada u galeen si naftooda ay uga badbaadiyaan maleeshiyaadka Axmed madoobe oo qof kasta oo magaalada ku sugan uusan ka nabad galayn, waxayna fashiliyeen oo shaaca ka qaadeen in magaalada Kismaayo hadda dagaal hoose uu ka socdo oo jufo jufo la isku dilayo.

ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay1ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay2ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay3ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay4ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay5ciidamo-kismaayo-iska-soo-dhiibay6



Related Items