SHEEKH CALI DHEERE: Weerarada Ka Dhan ah Dowladda Kenya iyo Shacabkeeda Waa sii socan doonaan illaa Ciidankeedu isaga Baxayaan Soomaaliya.

Thursday October 06, 2016 - 22:32:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHEEKH CALI DHEERE: Weerarada Ka Dhan ah Dowladda Kenya iyo Shacabkeeda Waa sii socan doonaan illaa Ciidankeedu isaga Baxayaan Soomaaliya.

    Afhayeenka xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida NFD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee ka dhacay magaalada Mandheera ee dhulka Soomaalida NFD.

isagoo wareysi siinayay Idaacadda Al Furqaan ayuu Sheekh Cali dheere ku hanjabay in ciidamadoodu ay weeraro hor leh ka geysan doonaan gudaha Kenya.

Al Shabaab waxay sheegtay in weerarkii Xalay ka dhacay magaalada Mandheera uu ahaa mid si aad ah loo soo qorsheeyay oo qeyb ka ah howlgallada ka dhanka ah dowladda Kenya iyo shacabkeeda.

Sheekh Cali dheere wuxuu sheegay in weerarada ay ka fulinayaan gudaha Kenya ay sii socan doonaan inta melleteriga Kenya ay isaga baxayaan gobollo dhaca Koonfurta Soomaaliya.


Ugu yaraan 6 qof Kenyaan Kirishtan ah ayaa ku dhintay weeraro xooggan oo xalay ka dhacay magaalada Mandheera ee saaran xadbeenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Halkan ka dhageyso Sh.Cali dheere oo laga wareystay weerarkii Mandheera MP3


Police officers stand by dead bodies after an attack by Islamist militants from the Somali group al Shabaab in Mandera, Kenya, October 6, 2016. /REUTERS


Related Items