DAAWO Sawirada: Ganiimadii Lagu Soo Furtay Dagaalkii Haameey Oo La Soo Bandhigay.

Sunday September 25, 2016 - 12:51:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 9209
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO Sawirada: Ganiimadii Lagu Soo Furtay Dagaalkii Haameey Oo La Soo Bandhigay.

    Meydadka ciidamo Kenyaati ah oo lagu laayey weerar Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Haameey ee gobolka NFD ayaa lagu soo bandhigay degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Meydadka ciidamo Kenyaati ah oo lagu laayey weerar Mujaahidiintu ay ka fuliyeen deegaanka Haameey ee gobolka NFD ayaa lagu soo bandhigay degmada Jilib ee Wilaayada Jubooyinka.

Boqolaal dadweyne ah oo isugu jira Rag, Dumar iyo Caruur ayaa isugu soo baxay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Jilib, halkaas oo lagu soo bandhigay meydadka ciidamadii lagu dilay dagaalkaas.

Sidoo kale waxaa halkaas lagu soo bandhigay qaar ka mid ah ganiimadii cadowga looga soo furtay dagaalkii halkaas ka dhacay, kuwaas oo isugu jiray hub, gaadiid iyo agab military oo kala duwan.



Ganiimada la soo bandhigay waxaa ka mid ah gaari nooca Police-ku isticmaalaan ah oo mujaahidiintu ay ku soo furteen dagaalka iyo hub kala duwan oo ay ku jiraan qoryaha PKM-ka loo yaqaano.

Dabayaaqada todobaadkii la soo dhaafay ayey ahayd markii ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan mujaahidiinta ay weerar xoogan ku qaadeen saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Haameey ee gobolka NFD, halkaas oo lagu dilay ku dhawaad 10 ka tirsan ciidamada Kufaarta Kenya, laguna soo ganiimeystay gaari nooca dagaalka ah.

Ma ahan markii ugu horeysay oo mujaahidiintu ay soo bandhigaan gaadiid lagu soo qabtay dagaallo ka dhacay gudaha dhulka ay maamusho dowlada Kenya.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.
dsc09402

   dsc09407 dsc09432 dsc09468 dsc09579 dsc09598 dsc09599 dsc09601 dsc09602 dsc09605 dsc09609 dsc09611 dsc09620 dsc09627 dsc09628 dsc09629 dsc09633 dscf2655 dscf2656 dscf2657 dscf2661

 

Xigasho:

Telegramka-ka Idaacadda Andalus

Related Items