Daawo Sawirrada: Jimciyada Al-Ixsaan Oo Mashruuc Waro Qodis Ah Ka Sameysay Gobollada Baay iyo Bakool.

Saturday September 24, 2016 - 09:45:28 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Jimciyada Al-Ixsaan Oo Mashruuc Waro Qodis Ah Ka Sameysay Gobollada Baay iyo Bakool.

    Jimciyada Al-Ixsaan AlKhayriyah ayaa mashruuc waro qodis ah ka samesay deegaano ka tirsan Gobollada Baay iyo Bakool, taas oo ay ka faa'ideysan doonaan kumanaan shacab ah oo u badan beeraley iyo xoola-dhaqato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimciyada Al-Ixsaan AlKhayriyah ayaa mashruuc waro qodis ah ka samesay deegaano ka tirsan Gobollada Baay iyo Bakool, taas oo ay ka faa'ideysan doonaan kumanaan shacab ah oo u badan beeraley iyo xoola-dhaqato.


Mashruucan waro qodista ah ayaa laga hirgeliyey degmada Buula-Fulaay oo kamid ah degmooyinka gobolka Baay.

Mas'uuliyiinta Hay'adda Al Ixsaan  ayaa sheegay in mashruucan uu qeyb ka yahay Olole muddooyinkii lasoo dhaafay ay hay’addan ka waday Gobollada Bay iyo Bakool ee dhaca Koonfurta Soomaaliya.

Mashruucan ayaa faa’ido weyn u leh dadka  ku dhaqan degmada Fuula-Fulaay iyo deegaanada hoosyimaada.



Halkaan Ka Daawo Sawirada

5-copy-copy10-copy-copy16-copy-copy17-copy-copy18-copy-copy19-copy-copy21-copy-copy22-copy-copy23-copy-copy24-copy-copy28-copy-copy29-copy-copy30-copy-copy32-copy-copy35-copy-copy

Related Items