Daawo Sawirro: Waa Sidee Muuqaalka Degmada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Kadib Ka Bixitaankii Ciidanka Itoobiya iyo Dib Usoo Laabashada Maamulka Islaamiga Ah.

Tuesday September 20, 2016 - 19:50:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Waa Sidee Muuqaalka Degmada Moqokori Ee Gobolka Hiiraan Kadib Ka Bixitaankii Ciidanka Itoobiya iyo Dib Usoo Laabashada Maamulka Islaamiga Ah.

    Maalmo ka hor Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa ka baxay degmada Moqo-Kori ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalmo ka hor Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa ka baxay degmada Moqo-Kori ee Gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa booqatay degmada Moqo-Kori, iyadoona Sawirro kasoo qaaday Saldhigyadii ay baneeyeen Ciidamada Xabashida iyo sida ay tahay xaaladda guud ee degmadaasi, kadib bixitaankii Ciidamada Xabashida.

Degmada Moqokori oo kamid ah degmooyinka ugu istiraatiijisan gobolka Hiiraan ayaa laga dareemayaa xaalad deganaan ah waxaana si caadi ah dib uga shaqa bilaabay maamulkii islaamiga degmada.


Kulamo u dhaxeeyay waxgaradka deegaanka iyo maamulka Islaamiga ah ee degmada ayaa guul kusoo idlaaday waxaana laysku afgartay in nabadda iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka laga wada shaqeeyo.































Related Items