Dagaallo Ka Dhacay Deegaanada Ceelasha Biyaha iyo Faafaxdhuun Ee Soomaliya.

Wednesday November 19, 2014 - 09:14:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ka Dhacay Deegaanada Ceelasha Biyaha iyo Faafaxdhuun Ee Soomaliya.

    Wararka ka imaanaya wilaayada Gedo ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaan ay gacanta ku hayaan ciidanka gumeysiga Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wilaayada Gedo ee Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaan ay gacanta ku hayaan ciidanka gumeysiga Kenya.

Shalay gelinkii dambe ayay ciidamada shabaabul mujaahidiin weeraro ku ekeeyeen saldhigyada ciidanka Kenya ee deegaanka Faafaxdhuun,dagaal muddo saacada ah socday ayaa labada dhinac ku dhaxmaray gudaha deegaanka.

Wariyaal ayaa soo sheegay in ciidamada mujaahidiintu ay lawareegeen dhowr difaac oo ciidanka Kenya ku lahaayeen Faafaxdhuun kadib markii dagaalku ku kululaaday.

Dhinaca kale ciidamada muslimiinta ayaa weeraro ku qaaday saldhigyada ciidamada shisheeyaha AMISOM ku leeyihiin deegaanka Arbacoow ee gobolka shabeelaha Hoose.

Related Items